Fassarar ma'anonin Alkura'ni mai girma - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
48 : 27

وَكَانَ فِي ٱلۡمَدِينَةِ تِسۡعَةُ رَهۡطٖ يُفۡسِدُونَ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَلَا يُصۡلِحُونَ

48. Waxaa magaalada [17] ku sugnaa sagaal nin [18], ku fala fasahaad arlada aan wax hagaajin. info

[17]. Mufasiriinta qaarkood waxay yidhaahdeen waxaa loola jeedaa magaalada halkan magaaladii qolodii Thamuud, waana magaaladii Al-Xijir.
[18]. Oo ahaa madaxdoodii iyo wiilasha ay dhaleen oo diinta colaadinayey.

التفاسير: |