Превод на значењата на Благородниот Куран - Превод на сомалиски - Абдулах Хасан Јакуб

external-link copy
48 : 77

وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱرۡكَعُواْ لَا يَرۡكَعُونَ

48. Marka lagu yidhaahdo: Rukuuca ma ay rukuucaan [4]. info

[4]. Marka lagu yidhaahdo u hoggaansama Amarka Alle uma hoggaansamaan, sidoo kale waxaa lagu fasiray marka lagu yidhaahdo tukada ma ay tukadaan.

التفاسير: |