Alkʋrãɑn wɑgellã mɑɑnɑ wã lebgre - Sẽn lebg ne Somali goamã - A Abdullaah Hasan Yaakub n lebg-a.

external-link copy
90 : 11

وَٱسۡتَغۡفِرُواْ رَبَّكُمۡ ثُمَّ تُوبُوٓاْ إِلَيۡهِۚ إِنَّ رَبِّي رَحِيمٞ وَدُودٞ

90. Ee weydiista denbi dhaaf Rabbigiin una tawbad keena. Rabbigay waa Naxariis Badane, Jecel (ciddii tawbad keenta). info
التفاسير: |