Alkʋrãɑn wɑgellã mɑɑnɑ wã lebgre - Sẽn lebg ne Somali goamã - A Abdullaah Hasan Yaakub n lebg-a.

external-link copy
71 : 15

قَالَ هَٰٓؤُلَآءِ بَنَاتِيٓ إِن كُنتُمۡ فَٰعِلِينَ

71. (Luud) wuxuu yidhi: Kuwaanu waa gabdhahaygii [17], haddaad yeeleysaan (inaad guursataan). info

[17]. Gabdhaha qoonkiisa ee u bannaan inay guursadaan.

التفاسير: |