Alkʋrãɑn wɑgellã mɑɑnɑ wã lebgre - Sẽn lebg ne Somali goamã - A Abdullaah Hasan Yaakub n lebg-a.

external-link copy
116 : 2

وَقَالُواْ ٱتَّخَذَ ٱللَّهُ وَلَدٗاۗ سُبۡحَٰنَهُۥۖ بَل لَّهُۥ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ كُلّٞ لَّهُۥ قَٰنِتُونَ

116. Waxay (Yuhuudda, Nasaarada iyo mushrikiinta) yidhaahdaan: Alle wuxuu leeyahay ilmo. Xurmo oo dhan Isagaa iska leh oo ka hufan. Balse wuxuu leeyahay wax walba oo ku sugan samooyinka iyo arlada, dhammaan Isagay adeecsan yihiin. info
التفاسير: |