قۇرئان كەرىم مەنىلىرىنىڭ تەرجىمىسى - سۇمالىيچە تەرجىمىسى-ئابدۇللاھ ھەسەن ياقۇپ.

external-link copy
46 : 25

ثُمَّ قَبَضۡنَٰهُ إِلَيۡنَا قَبۡضٗا يَسِيرٗا

46. Markaasaan u soo qabannaa xaggayaga qabasho aayar ah oo yar [22]. info

[22]. Marka qorraxdu ku aaddan tahay madaxayaga oo maalinta kala baranto.

التفاسير: