قۇرئان كەرىم مەنىلىرىنىڭ تەرجىمىسى - سۇمالىيچە تەرجىمىسى-ئابدۇللاھ ھەسەن ياقۇپ.

external-link copy
74 : 5

أَفَلَا يَتُوبُونَ إِلَى ٱللَّهِ وَيَسۡتَغۡفِرُونَهُۥۚ وَٱللَّهُ غَفُورٞ رَّحِيمٞ

74. Miyeyna u tawbad keeneyn Alle oo weydiisanayn Denbi Dhaafkiisa? Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan. info
التفاسير: |