የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - ሱማልኛ ትርጉም - በያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: ሱረቱ አል ዓዲያት   አንቀጽ:

Suurada Al-caadiyaat

وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحٗا
1. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay ordayaasha dheereeya iyagoo qaylyi (fardaha dagaalka, iwm).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحٗا
2. Iyo kuwa kiciya dhimbilaha dabka.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحٗا
3. Iyo kuwa (cadowga) weerara subaxa horeba,
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعٗا
4. Markaas boorka kiciya,
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا
5. Markaa dhaqso bartanka ugu gala kulanka (cadowga);
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٞ
6. Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi (Allaah).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٞ
7. Isaga baana taasi ka markhaati ah.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ
8. Oo waa ku daran yahay Jaceylka maalka.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
۞ أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ
9. Ma wuusan ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ
10. Waxa ku jirana laabaha la caddeeyo.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذٖ لَّخَبِيرُۢ
11. Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal (arrimahooda oo dhan).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: ሱረቱ አል ዓዲያት
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - ሱማልኛ ትርጉም - በያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

የተከበረው ቁርአን ሱማልኛ ቋንቋ መልዕክተ ትርጉም - በዓብደሏህ ሓሰን ያዕቆብ

መዝጋት