የተከበረው ቁርአን መልዕክተ ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ

external-link copy
15 : 91

وَلَا يَخَافُ عُقۡبَٰهَا

15. Kama uuna cabsado cidhibteeda [1]. info

[1]. Cidhibta kuwa uu halaagay oo wax loo soo raacdo ama looga daba yimaado, waayo waa Adkaadaha aan laga adkaan.

التفاسير: |