আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
104 : 23

تَلۡفَحُ وُجُوهَهُمُ ٱلنَّارُ وَهُمۡ فِيهَا كَٰلِحُونَ

104. Naartu waxay diiran wajiyadooda, iyagoo kuduudsan oo faruuran [17]. info

[17]. Waxay noqon kuwo faruuran ilaa ilkuhu fool xumo muuqdaan.

التفاسير: