আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
113 : 3

۞ لَيۡسُواْ سَوَآءٗۗ مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ أُمَّةٞ قَآئِمَةٞ يَتۡلُونَ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ ءَانَآءَ ٱلَّيۡلِ وَهُمۡ يَسۡجُدُونَ

113. Ma aha isku wada mid; waxaa ka mid ah ehlul Kitaabka koox toosan [19]; waxay akhriyaan Aayadaha Alle waqtiyada habeenka oo sujuudaan. info

[19]. Waa ehlu kitaabkii islaamay.

التفاسير: