Check out the new design

Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub * - Sadržaj prijevodā

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Prijevod značenja Ajet: (1) Sura: En-Nisa

An-nisaa

يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ ٱتَّقُواْ رَبَّكُمُ ٱلَّذِي خَلَقَكُم مِّن نَّفۡسٖ وَٰحِدَةٖ وَخَلَقَ مِنۡهَا زَوۡجَهَا وَبَثَّ مِنۡهُمَا رِجَالٗا كَثِيرٗا وَنِسَآءٗۚ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ ٱلَّذِي تَسَآءَلُونَ بِهِۦ وَٱلۡأَرۡحَامَۚ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ عَلَيۡكُمۡ رَقِيبٗا
1. Dadow! Ka cabsada Rabbigiin ee idinka abuuray naf keliya (Aadam), ee ka abuuray lammaankeeda (Xawwaa), kana tafiirmay xaggooda rag tiro badan iyo haweenba; oo ka cabsada Alle ee ah Kan aad isku weydiisataan (xuquuqdiinna), (dhowrana xaqa) qaraabada1. Hubaal Alle waa idin dhowri oo u jeedaa (acmaashiinna oo og yahay).
1. Nabigu s.c.w wuxuu yidhi: "Ma galo janno qof qaraabo goys ah".
Tefsiri na arapskom jeziku:
 
Prijevod značenja Ajet: (1) Sura: En-Nisa
Indeks sura Broj stranice
 
Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub - Sadržaj prijevodā

Prevodilac: Abdullah Hasan Jakub.

Zatvaranje