Check out the new design

Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo soomaliiwo - Abdullah Hassan Yaaquuba * - Tippudi firooji ɗii

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Firo maanaaji Simoore: Simoore laɓɓinde (al-iqlaas)   Aaya:

Al-ikhlaas

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya1.
1. Axad ah aan wax shariig ah lahayn.
Faccirooji aarabeeji:
ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ
2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon2.
2. Ee ah ma baahdaha loo wada baahan yahay.
Faccirooji aarabeeji:
لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ
3. Ma dhalin3, lamana dhalin4.
3. Macnaha ma leh ilmo, wiil ama gabadh.
4. Macnaha ma leh waalid - aabbe iyo hooyo iyo xaas midna.
Faccirooji aarabeeji:
وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ
4. Mana jiro axad u dhigma5.
5. Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo iyo cid wax la wadaagta midna.
Faccirooji aarabeeji:
 
Firo maanaaji Simoore: Simoore laɓɓinde (al-iqlaas)
Tippudi cimooje Tonngoode hello ngoo
 
Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo soomaliiwo - Abdullah Hassan Yaaquuba - Tippudi firooji ɗii

Eggo (lapito) mum Abdullah Hassan Yaaquub.

Uddude