വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

Al-ikhlaas

external-link copy
1 : 112

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ

1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1]. info

[1]. Axad ah aan wax shariig ah lahayn.

التفاسير: |

external-link copy
2 : 112

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ

2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon [2]. info

[2]. Ee ah ma baahdaha loo wada baahan yahay.

التفاسير: |

external-link copy
3 : 112

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ

3. Ma dhalin [3], lamana dhalin [4]. info

[3]. Macnaha waa ma leh ilmo.
[4]. Macnaha waa ma leh waalid - aabbe iyo hooyo iyo xaas midna.

التفاسير: |

external-link copy
4 : 112

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ

4. Mana jiro axad u dhigma [5]. info

[5]. Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo iyo cid wax la wadaagta midna.

التفاسير: |