Terjemahan makna Alquran Alkarim - Terjemahan Berbahasa Somalia - Yakub * - Daftar isi terjemahan

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Terjemahan makna Ayah: (59) Surah: Surah An-Nūr
وَإِذَا بَلَغَ ٱلۡأَطۡفَٰلُ مِنكُمُ ٱلۡحُلُمَ فَلۡيَسۡتَـٔۡذِنُواْ كَمَا ٱسۡتَـٔۡذَنَ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡۚ كَذَٰلِكَ يُبَيِّنُ ٱللَّهُ لَكُمۡ ءَايَٰتِهِۦۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٞ
59. Markay carruurtiinna qaan gaadhaan, ha idin weydiistaan idan, sida kuwii ka horreeyeyba (oo ka weynaa da’ ahaan ay idan u qaataan33). Sidaasuu Alle idiinku caddeeyaa Aayadihiisa, Allena waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah.
33. Wiilka kurayga ah ama addoonka waa inuu idan qaato ka hor soo gelidda.
Tafsir berbahasa Arab:
 
Terjemahan makna Ayah: (59) Surah: Surah An-Nūr
Daftar surah Nomor Halaman
 
Terjemahan makna Alquran Alkarim - Terjemahan Berbahasa Somalia - Yakub - Daftar isi terjemahan

Terjemahan Makna Al-Qur`ān Al-Karīm ke Bahasa Somalia oleh Abdullah Hasan Yakub.

Tutup