Traduzione dei Significati del Sacro Corano - Traduzione somala - Abdullah Hasan Yaqub

external-link copy
45 : 2

وَٱسۡتَعِينُواْ بِٱلصَّبۡرِ وَٱلصَّلَوٰةِۚ وَإِنَّهَا لَكَبِيرَةٌ إِلَّا عَلَى ٱلۡخَٰشِعِينَ

45. Kaalmaysta Sabarka iyo salaaddda, wayna ku weyn tahay (culus tahay salaadda) kuwa 'ku' khushuuca 'salaadda' mooyee. info
التفاسير: