ការបកប្រែអត្ថន័យនៃគម្ពីរគួរអាន - ការបកប្រែជាភាសាសូម៉ាលី - អាប់ឌុលឡោះ ហាសាន់ យ៉ាកូប

external-link copy
16 : 14

مِّن وَرَآئِهِۦ جَهَنَّمُ وَيُسۡقَىٰ مِن مَّآءٖ صَدِيدٖ

16. Jahannama baa ka horreysa, waxaana laga waraabin biyo carow ah [6]. info

[6].Waa dhacaanka ka yimaada nabarrada dadka ehlu Naarka ah.

التفاسير: |