ការបកប្រែអត្ថន័យនៃគម្ពីរគួរអាន - ការបកប្រែជាភាសាសូម៉ាលី - អាប់ឌុលឡោះ ហាសាន់ យ៉ាកូប

external-link copy
67 : 15

وَجَآءَ أَهۡلُ ٱلۡمَدِينَةِ يَسۡتَبۡشِرُونَ

67. Waxaana yimid dadkii magaalada iyagoo ku bishaareysan 'martida timid' [15], info

[15]. Ku faraxsan warka martida Luud ee yimid magaalada.

التفاسير: |