ការបកប្រែអត្ថន័យនៃគម្ពីរគួរអាន - ការបកប្រែជាភាសាសូម៉ាលី - អាប់ឌុលឡោះ ហាសាន់ យ៉ាកូប

external-link copy
4 : 17

وَقَضَيۡنَآ إِلَىٰ بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ فِي ٱلۡكِتَٰبِ لَتُفۡسِدُنَّ فِي ٱلۡأَرۡضِ مَرَّتَيۡنِ وَلَتَعۡلُنَّ عُلُوّٗا كَبِيرٗا

4. Waxaan ugu sheegnay Ilmahii Israa'iil Kitaabka [3]: Waxaad fasahaadin arlada labo jeer oo isku kibrin iskibrin weyn. info

[3]. Horay ugu sheegnay waxyi ahaan Kitaabka Towraadda waxay falayaan.

التفاسير: |