external-link copy
40 : 28

فَأَخَذۡنَٰهُ وَجُنُودَهُۥ فَنَبَذۡنَٰهُمۡ فِي ٱلۡيَمِّۖ فَٱنظُرۡ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلظَّٰلِمِينَ

40. Markaasaan qabannay isaga iyo askartiisiiba oo ku tuurnay badda [14], ee fiiri siday ahayd cidhibtii daalimiinta. info

[14]. Alle s.w.t. wuxuu sababay inay dadkii Fircoon kaga soo tagaan gadaashooda waxay hanti iyo maal lahaayeen, oo soo galaan badda iyagoo ku jooga raadka reer Israa’iil. Eeg Suuradda 26: Aayadaha 52- 66.

التفاسير: |

Al-qisas