external-link copy
14 : 34

فَلَمَّا قَضَيۡنَا عَلَيۡهِ ٱلۡمَوۡتَ مَا دَلَّهُمۡ عَلَىٰ مَوۡتِهِۦٓ إِلَّا دَآبَّةُ ٱلۡأَرۡضِ تَأۡكُلُ مِنسَأَتَهُۥۖ فَلَمَّا خَرَّ تَبَيَّنَتِ ٱلۡجِنُّ أَن لَّوۡ كَانُواْ يَعۡلَمُونَ ٱلۡغَيۡبَ مَا لَبِثُواْ فِي ٱلۡعَذَابِ ٱلۡمُهِينِ

14. Markaan u qaddarnay dhimashada (Sulaymaan), ma jirin wax tusiyey dhimashadiisa aan ahayn aboorka cunay ushiisa [5]. Markuu dhacay, waxaa u caddaaday jinka in hadday og yihiin Ghaybka (waxa aan muuqan ee qarsoon) aanay ku negaadeen dhibka 'shaqadaa' [6]. info

[5]. Ushaashoo uu ku tiirsanaa waqtiga dhimashadiisa. Dhuur caso baa cuneysey usha ilaa ay dhacday sababta culeyskiisii oo ka tan batay awgeed.
[6]. Waa shaqo adag. Aayaddani waxay daliil u tahay in jinku ayan wax ka ogeyn cilmi Ghaybka (waxa aan muuqan ee qarsoon) kaasoo uu Ogsoon yahay Alle Keliya.

التفاسير: |