external-link copy
16 : 34

فَأَعۡرَضُواْ فَأَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِمۡ سَيۡلَ ٱلۡعَرِمِ وَبَدَّلۡنَٰهُم بِجَنَّتَيۡهِمۡ جَنَّتَيۡنِ ذَوَاتَيۡ أُكُلٍ خَمۡطٖ وَأَثۡلٖ وَشَيۡءٖ مِّن سِدۡرٖ قَلِيلٖ

16. Wayse ka jeesadeen 'xaqa' markaasaan ku soo dirnay Daad Weyn [7], oo ugu beddelnay halkii labadoodii beerood labo beerood oo soo saara midho xun oo qadhaadh iyo qoryo, iyo wax yaroo geedo gob ah. info

[7]. Daadka weyn ee ku soo fatahay waxaa u sabab ahaa dumid ku yimid biyo xireenkii Ma’rab. Tafsiir kale waa daad aad u weyn oo qaaday.

التفاسير: |