external-link copy
20 : 34

وَلَقَدۡ صَدَّقَ عَلَيۡهِمۡ إِبۡلِيسُ ظَنَّهُۥ فَٱتَّبَعُوهُ إِلَّا فَرِيقٗا مِّنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ

20. Waxaa dhab ahaan ku rumoobay Ibliis malihiisii [12], wayna raaceen [13], koox ka mid ah mu'miniinta mooyee. info

[12]. Waa dadkii Saba ama dadka oo idil.
[13]. Inay dadku u nugul yihiin dhumintiisa oo diyaar u yihiin.

التفاسير: |