external-link copy
59 : 36

وَٱمۡتَٰزُواْ ٱلۡيَوۡمَ أَيُّهَا ٱلۡمُجۡرِمُونَ

59. Soocma maanta denbiilayaashow [12]! info

[12]. Waa ka baxa safka mu’miniinta oo gooni u istaaga si la idiinka garto iyaga.

التفاسير: |
prev

Yaasiin

next