external-link copy
88 : 38

وَلَتَعۡلَمُنَّ نَبَأَهُۥ بَعۡدَ حِينِۭ

88. Oo xaqiiq waad ogaan doontaan warkiisa muddo yar kaddib [15]. info

[15]. Ogaanshaha run ahaanta waxa ku soo arooray Qur’aanka sida inuu Alle u gargaari doono mu’miniinta, iyo wararka la xidhiidha Aakhirada.

التفاسير: |
prev

Saad

next