external-link copy
55 : 44

يَدۡعُونَ فِيهَا بِكُلِّ فَٰكِهَةٍ ءَامِنِينَ

55. Waxay u yeedhan midho nooc kasta ah, iyagoo nabdoon [11]. info

[11]. Aan ka cabsaneyn inay ka dhammaadaan, oo ka cabsaneyn jirro.

التفاسير: |