ការបកប្រែអត្ថន័យនៃគម្ពីរគួរអាន - ការបកប្រែជាភាសាសូម៉ាលី - អាប់ឌុលឡោះ ហាសាន់ យ៉ាកូប

external-link copy
19 : 55

مَرَجَ ٱلۡبَحۡرَيۡنِ يَلۡتَقِيَانِ

19. Wuxuu dareersiiyey labada badood [4] iyagoo kulmi. info

[4]. Labada badood: Midda biyaha macaan iyo midda biyaha dhanaan.

التفاسير: |