ការបកប្រែអត្ថន័យគួរអាន - ការបកប្រែជាភាសាសូម៉ាលី - អាប់ឌុលឡោះ ហាសាន់ យ៉ាកូប

external-link copy
52 : 56

لَأٓكِلُونَ مِن شَجَرٖ مِّن زَقُّومٖ

52. Waxaad wax ka cuneysaan geed xun oo Zaqquum ah [5]. info

[5]. Waa geed Naarta ku yaal oo u keena xanuun daran qofkii cuna.

التفاسير: