external-link copy
15 : 59

كَمَثَلِ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ قَرِيبٗاۖ ذَاقُواْ وَبَالَ أَمۡرِهِمۡ وَلَهُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ

15. Waa sida kuwii iyaga wax yar ka horreeyey [8]. Waxay dhadhamiyeen cidhib xumadii arrinkooda, waxayna leeyihiin cadaab xanuun badan. info

[8]. Waa Yahuuddii reer Banuu Qaynuqaac ee horay iyaguna looga raray Madiina.

التفاسير: |
prev

Al-xashr

next