external-link copy
11 : 67

فَٱعۡتَرَفُواْ بِذَنۢبِهِمۡ فَسُحۡقٗا لِّأَصۡحَٰبِ ٱلسَّعِيرِ

11. Marka waxay qiran denbigooda, ee ha fogaadeen [2] qolada Naarta Hureysa. info

[2]. Iyagoo laga fogeeyey wax khayr ah oo dhan ama wax Naxariis Alle ah.

التفاسير: |