വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
74 : 16

فَلَا تَضۡرِبُواْ لِلَّهِ ٱلۡأَمۡثَالَۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ

74. Ha u yeelina Alle wax aad la mid dhigtaan [18]. Hubaal, Alle wuu Og yahay (waxaad fashaan), idinkuse ma ogidin (khaladkiinna iyo cidhib xumidiinna). info

[18]. Ma leh wax la bar bar dhigo ama lagu matalo.

التفاسير: |