വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
3 : 37

فَٱلتَّٰلِيَٰتِ ذِكۡرًا

3. Iyo (malaa’igta) akhriya "Qur’aanka' [1]. info

[1]. Alle s.w.t. wuxuu ku dhaartay malaa’igtaa, wuxuuna ku dhaartay xaqiiqda lagu xusay Aayadda xigta.

التفاسير: |