വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
21 : 48

وَأُخۡرَىٰ لَمۡ تَقۡدِرُواْ عَلَيۡهَا قَدۡ أَحَاطَ ٱللَّهُ بِهَاۚ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٗا

21. Iyo (qaniimooyin) kale oo aydaan awooddeen [6], Alle baa dhab ahaan koobay. Alle wax walba wuu Karaa. info

[6]. Alle Idiin diyaariyey ama qaddaray.

التفاسير: |