വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
10 : 62

فَإِذَا قُضِيَتِ ٱلصَّلَوٰةُ فَٱنتَشِرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَٱبۡتَغُواْ مِن فَضۡلِ ٱللَّهِ وَٱذۡكُرُواْ ٱللَّهَ كَثِيرٗا لَّعَلَّكُمۡ تُفۡلِحُونَ

10. Markase salaadda la dhammeeyo, ku kala faafa arlada, dalba Deeqda Alle [5], xusana Alle in badan aad liibaantaane. info

[5]. Macnaha waa aada qaraabo salaan, booqda qof buka, fasha camallo san, akhrista Qur'aanka, xusa Alle, oo badiya ku sallinta Nabiga s.c.w.

التفاسير: |