വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
20 : 80

ثُمَّ ٱلسَّبِيلَ يَسَّرَهُۥ

20. Markaas uga dhigay sahal dhabbaha [2]; info

[2]. Waa ka soo bixitaanka uurka hooyadi ama dhabbaha nolosha Ama jidka hanuunka.

التفاسير: