വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
7 : 81

وَإِذَا ٱلنُّفُوسُ زُوِّجَتۡ

7. Oo nafaha lagu lammaaniyo jirarkoodii [2]; info

[2]. Macno kale lagu lammaansho eynigood iyo waxay is leeyihiin oo la mid ah.

التفاسير: |