വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
7 : 89

إِرَمَ ذَاتِ ٱلۡعِمَادِ

7. Qolodii Iram, ee xoogga lahaa, aadna u dhaadheeraa [2]. info

[2]. Sidoo kale lahaa dhismooyin dhaadheer iyo waddooyin habeysan.

التفاسير: