पवित्र कुरअानको अर्थको अनुवाद - सोमाली भाषामा अनुवाद : अब्दुल्लाह हसन याकूब ।

external-link copy
75 : 11

إِنَّ إِبۡرَٰهِيمَ لَحَلِيمٌ أَوَّٰهٞ مُّنِيبٞ

75. Hubaal Ibraahiim waa dulbadane, qalbi jilicsan [21], tawbad keen badan. info

[21]. Taah iyo oohin badan markuu Alle baryayo, u murugood badan dadka, aad uga cabsada Alle.

التفاسير: