पवित्र कुरआनको अर्थको अनुवाद - सोमाली भाषामा अनुवाद : अब्दुल्लाह हसन याकूब ।

external-link copy
47 : 25

وَهُوَ ٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلَّيۡلَ لِبَاسٗا وَٱلنَّوۡمَ سُبَاتٗا وَجَعَلَ ٱلنَّهَارَ نُشُورٗا

47. (Alle) waa Kan idiin ka yeelay habeenka hu' [23], hurdadana nasasho, kana dhigay maalinta foof [24]. info

[23]. Macnaha waa idinku daboola oo qariya mugdigiisa.
[24]. Waxaa loola jeedaa cusbooneysiinta nolosha iyo dhaqdhaqaaqa.

التفاسير: |