د قرآن کریم د معناګانو ژباړه - صومالي ژباړه - عبد الله حسن یعقوب

external-link copy
90 : 15

كَمَآ أَنزَلۡنَا عَلَى ٱلۡمُقۡتَسِمِينَ

90. Sidaan ugu soo dejinnayba kala qaybiyaashii 'Yuhuudda iyo Nasaarada' [23]. info

[23]. Tafsiir kale waa sidaan ugu soo dejinay Cadaab kuwii isu dhaarsaday ka hortagga xaqa iyo diiddadi oo loola jeedo mushrikiintii Carbeed.

التفاسير: |