د قرآن کریم د معناګانو ژباړه - صومالي ژباړه - عبد الله حسن یعقوب

external-link copy
41 : 20

وَٱصۡطَنَعۡتُكَ لِنَفۡسِي

41. Waxaan kuu doortay Nafteyda [7]. info

[7]. Alle baa doortay Muuse oo ka yeelay mid xoog leh jidh iyo shakshi ahaanba si uu u qaado xilka gaarsiinta diinta ilmaha Israa’iil.

التفاسير: |