external-link copy
2 : 94

وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ

2. Oo sidaa kaaga dejin culeyskii ku saarnaa [1], info

[1]. Macnaha waa aan kuu dhaafin oo cafin gefafkaaga kuwii hore iyo kuwa dambeba, ama kaa qaadin culeyskii aad dareemeysey billowgii gaarsiinta iyo fidint diinta.

التفاسير: |