Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

Al-ikhlaas

external-link copy
1 : 112

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ

1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1]. info

[1]. Axad ah aan wax shariig ah lahayn.

التفاسير: |