Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
4 : 77

فَٱلۡفَٰرِقَٰتِ فَرۡقٗا

4. Iyo (malaa'igta) kala saara (Xaqa iyo baadilka) kala saarid dhan [1]. info

[1]. Xalaasha iyo xaaraanta.

التفاسير: