《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
169 : 2

إِنَّمَا يَأۡمُرُكُم بِٱلسُّوٓءِ وَٱلۡفَحۡشَآءِ وَأَن تَقُولُواْ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ

169. Wuxuu (Shaydaan) uun idinku amraa macsi iyo xumaan [35], iyo inaad ka sheegtaan Alle wax aydaan u lahayn aqoon. info

[35]. Sida zinada, ku daadinta dhiig xaq darro, xatooyada, cabbista khamrada, ribada, iwm.

التفاسير: