《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
11 : 23

ٱلَّذِينَ يَرِثُونَ ٱلۡفِرۡدَوۡسَ هُمۡ فِيهَا خَٰلِدُونَ

11. Kuwa dhaxli Al-Firdaws [2] way ku dhex waadhi weligood. info

[2]. Al-Firdaws waa qaybta ugu heer sarreysa Jannada.

التفاسير: