《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
103 : 6

لَّا تُدۡرِكُهُ ٱلۡأَبۡصَٰرُ وَهُوَ يُدۡرِكُ ٱلۡأَبۡصَٰرَۖ وَهُوَ ٱللَّطِيفُ ٱلۡخَبِيرُ

103. Ma koobi karaan (Alle) aragga indhuhu, Isaguse wuu koobaa Arag walba [6]. Waana Roonaan Badanaha, Xog ogaalka ah. info

[6]. Alle wuu arkaa wax kasta, lamase arko Isaga adduunka

التفاسير: