《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
8 : 83

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا سِجِّينٞ

8. Maxaa ku ogeysiiyey waxa uu Sijiin yahay [1]? info

[1]. Sijiin waa meel cidhiidhi ah oo ah halka u hooseysa arlada toddobaad.

التفاسير: