Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል ከውሰር   አንቀጽ:

Al-kawthar

إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ
1. Waxaanu ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ
2. Ee u tuko (Alle) Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ
3.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i1.
1. Rasuulkii Alle s.c.w. wuxuu yidhi: Waxaan ku dhaartay Kan ay Gacantiisu ku jirto nafteyda, midkiinna ma ahaan doono mu'min dhan jeer uu i jeclaado in ka badan waalidki iyo ilmahiisa iyo dadka oo dhammi".
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አል ከውሰር
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት