Check out the new design

የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማዉጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አር ረሕማን   አንቀጽ:
فِيهِنَّ خَيۡرَٰتٌ حِسَانٞ
70. Dhexdooda waxaa ah (afartaa beerood) xaasas khayr iyo qurux badnooyin ah.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
71. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
حُورٞ مَّقۡصُورَٰتٞ فِي ٱلۡخِيَامِ
72. Xuurulceyn ku kooban oo aan ka bixin guryahooda.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
73. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
لَمۡ يَطۡمِثۡهُنَّ إِنسٞ قَبۡلَهُمۡ وَلَا جَآنّٞ
74. Aanay horey u taabanin insi iyo jin midkoodna.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
75. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ رَفۡرَفٍ خُضۡرٖ وَعَبۡقَرِيٍّ حِسَانٖ
76. Iyagoo ku dangiigsan barkimooyin cagaaran iyo gogollo qurux badan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
77. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?10
10. Midna beeninmeyno Allow ka mid ah Nicmooyinkaaga oo ammaan iyo mahad idilkeed Adigaa leh oo ku caabudi Adigoo Keliya annagoon waxba kula wadaajin
cibaadada.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
تَبَٰرَكَ ٱسۡمُ رَبِّكَ ذِي ٱلۡجَلَٰلِ وَٱلۡإِكۡرَامِ
78. Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Rabbigaa, Weynaha, Sharafta Badan.
የአረብኛ ቁርኣን ማብራሪያ:
 
የይዘት ትርጉም ምዕራፍ: አር ረሕማን
የምዕራፎች ማውጫ የገፅ ቁጥር
 
የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማዉጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

መዝጋት